Community Academy

BPS/Degmada9aad - 12aad
25 Glen Rd. , Jamaica Plain
Heerka Dugsiga:
N/A

BPS waxay cabirtaa tayada dugsiga ayadoo adeegsanaysa hanaanka heerarka kala sareeya oo lagu cabiro dhammaan dugsiga degmada. Heer 1 ayaa ah buundada ugu saraysa dhanka tayada (cagaar); Heerka 4 (Casaan) ayaa ah heerka ugu hooseeya dhanka tayada.

Heer Gobal: Macluumaad kala dhiman

Heerarka dugsiga ayaa qabanaaya kaliya dugsiyada degmada iyo kuwa charter ka ah Massachusetts Department of Elementary iyo Secondary Education (DESE).

Wixii macluumaad dheeraad ah, waxaad sidoo kale booqan kartaa qaybteena FAQ.

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta41 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 5:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 8:00am-2:20pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-635-7734
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Ardayda waa in lagu meeleeyaa Waaxda Waxbarashada Kale ama ogolaansho gaar ah ay ka helaan maamulaha dugsiga si ay u codsadaan.
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Community Academy waa dugsi yar oo udhigma dugsi sare ku yaalo Jamaica Plain. waxaanu u adeegaynaa ardayda aan si fiican ugu guulaysanin waxbarashada caadiga ah. Isbarbardhiga ardayda-macalimiinta oo macalinkas 15 arday ku qoran waxay ardayda u ogolaanaysa inuu siiyo kaalmo shaksiyadeed iyo mid bulsho ahaan. Cabbirka Fasalada yaryar wuxuu abuurayaa dareen adag oo bulsho ahaan ah wuxuuna waalidiinta u ogolaanaya inay ku firfircoonaadaan waxbarashada ilmahooda. Muhiimaddu waxay ku jirtaa heerka tacliinta sare, sida ay ku muuqata natiijada imtixaanka MCAS, wakhtiga loogu talagalay waxbarista gaarka ah, iyo koorsooyinka kala duwan oo udiyaar-garowga kuleejka ah yaala bixiyaa. Waxaanu taageernaa ardayda aan waxbarashada caadiga ah anagoo marin siinayno dib u helida dhibcaha, barnaamijka tooska ah.

Hormarka Dugsiga

Xogta dadaalka ardayga oo lagusoo bandhigay hoos ayaa kasoo baxay natiijooyinka Imtaxaanka Jiilka xigga (MCAS). Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan dugsiyada, fadlan booqo bogga internetkamassachusetts Department of Elementary and Secondary Education (DESE). Dugsiyada leh xarumo badan, xogta hoose waxay u taagan tahay dhamaan dugsiyada shabakadaas ku jira ee maahan kaliya iskuulka keli ah, haddii aan si kale loo xusin. Haddii aan xogta la muujin, looma heli karo dugsigaas (tusaale ahaan, iskuulku ma u adeegi karo wax fasal ah oo la tijaabiyay, ama dhibcaha ayaa aad ugu yar heerka la shaacin karo). 

OGAYSIISKA MUHIIMKA AH: DESE masoo saarin go'aanada isla xisaabtanka dugsiga, degmada, ama gobalka ee sanad dugsiyeedka 2019-2020 sabab la xariirta joojinta imtaxaanada gobalka iyo xiritaanka dugsiga kadib markuu dilaacay COVID-19. Sidaas awgeed, ma jirto xogta dadaalka ardayga oo la heli karo oo kasoo baxday gobalka sanad dugsiyeedka 2019-2020.

Hormarka Isku Babac dhiga ah ee Dugsiga

Sidee dugsigaan loogu barbardhigi karaa waxyaabaha soo socda?

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Akhrinta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Degmada

Wax qabad ka liita kan celceliska BPS ee degmada

hoos u dhaca waxqabadka
Xisaabta: Gobolka

Waxqabad ka liita kan celceliska gobolka

Imisa arday ayaa ka gudubtay MCAS?
Tan waxaa kujira dhammaan buundooyinka fasallada imtaxaanka laga qaaday ee dugsiga.

Ingiriis
Xisaabka

Imisa arday ayaa qalin jabisay?

Qalin jabinta iyo Xaadirida Kuleejka

Cabirka Qalin jabinta
Dhamaan Ardyada
29.4%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
29.4%
EL
16.7%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
33.3%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
27.3%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%
Heerka Xaadiritaanka Ardayda ee Kuleejada
Dhamaan Ardyada
5.9%
Ardayda Naafada ah
-%
Baahiyaha Badan qaba
6.7%
EL
-%
Afrikaan Ameerikaan/Madoowga
-%
Ashiyaan
-%
Hispanic/Latino
-%
hindida Mareykan ama Udhashay Alaska.
-%
Caddaanka
-%
Udhashay Hawai ama Pacific. Islander
-%
Qoomiyadaha iskudarka ah, aan Hispanic ga ahayn
-%

Xogta Deegaanka iyo Kala duwanaanshaha

55
Oo wadarta guud oo Ladiiwaangashay ah
Iskudhafka Ardayda
24.10
Xisaabta FTE
Kala duwanaanshiyaha Shaqaalaha

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Ardayda waa in lagu meeleeyaa Waaxda Waxbarashada Kale ama ogolaansho gaar ah ay ka helaan maamulaha dugsiga si ay u codsadaan.
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican