Cristo Rey Boston High School

Caqiidada/Dugsiyada Diinta9aad - 12aad
100 Savin Hill Avenue, Dorchester

Xaqiiqooyin Degdeg ah

people icon
Diiwaangalinta216 Ardayda
apple icon
Ardayga/Macalinka 14:1
shirt icon
Yunifoomta Haa
people icon
Waxbarashada jinsi ahaan Iskujirka ah
bell icon
Xiliga Biloowga/Dhamaadka 7:35am-3:15pm
clock icon
Barnaamijka dugsiga kadib 7:00fiidnimo-7:40fiidnimo
moon icon
Dugsiga Kadib 3:00pm-4:00pm
phone icon
Lambarka Taleefanka 617-825-2580
envelope icon
Ciwaanka Iimeyka Laxariir Dugs
Astaanta webseedka
Webseetka Booqo Webseetka

Waqtiyada Kalawareega

Wax kabadel Ciwaanka
walking icon
Majiraan Macluumaad Socda Majiraan Macluumaad Socda
walking icon
Majiraan Macluumaadka Kaxaynta Majiraan Macluumaadka Kaxaynta
walking icon
Majiraan macluumaadka Kalawareega Majiraan macluumaadka Kalawareega

Si aad u aragto xiliyada kalawareega ee laheli karo hoos gali goobtaada.

Adeegso goobtaada hadda

Fadlan ogsoonoow, ardayda ayaa xaq uyeelan kara gadiid lagusoo qaado laakin waxay kuxirantahay fasalkay dhigtaan iyo inta gurigoodu ay kunool yihiin ujiro dugsiga. Fadlan kafiiri qaybta FAQ ee kusaabsan gaadiidka si aad macluumaad dheeri ah uhesho.

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Waxyaabaha ku saabsan Dugsiga

Himilada: Cristo Rey Boston waa dugsi sare oo Catholic ah si gaar ah u adeegaya qoysaska dakhligoodu hooseeyo. Iyadoo la siinayo manhaj adag, khibrad shaqo oo gaar ah, iyo taageerada bulshada loo dhan yahay, waxaan u diyaarineynaa ardaydeena inay ku guuleystaan kulliyadda iyo wixii ka dambeeya qiimaha asaasiga ah ee sharafta, dulqaadka, koritaanka iyo deeqsinimada.
 

Lacagta waxbarashada iyo Kaalmada dhanka Dhaqaalaha ah

Dugsiga Sare ee Cristo Rey Boston wuxuu siiyaa deeq waxbarasho oo buuxda dhammaan ardayda. Macluumaad dheeraad ah ka akhri halkaan.

Macluumaad dheeraad ah

Barnaamijyada Dugsiga Kahor

Dugsiga waxaa la furaa 7 subaxnimo. Quraac ayaa la bixiyaa laga bilaabo 7 subaxnimo. Dugsiga wuxuu qayb ka yahay dugsiyada baxsha Barnaamijka Cuntada Bilaashka ama Raqiiska ah.

Barnaamijyada Dugsiga Kadib

Dugsiga wuxuu furanyahay ilaa iyo 4 galabnimo, taasoo dugsiga usahlaysa ardayda inay ka qaybgalaan nashaadaadka, waxbarashada, ayna taageero dheeri ah ka helaan macalimiintooda.

Sharaxaada dharka dugsiga

Cristo Rey polo, surwaal kaaki ah, kabaha labiska

Qaabka

Cristo Rey Boston waa dugsi oo waxbarasho iyo shaqo intaba laga barto. Ardaydoo dhan hal maalin ayay shaqeeyaan asbuucii, ayagoo lacagtoo dugsiga qaar dhiibaaya sidoo kalana baranaaya xirfado muhiim u ah naftooda. Ardaydu waxay kashaqeeyaan shaqooyinka biloowga ah ee goobaha ganacsiga - buuxinta, xaraynta macluumaadka, soodhawaynta, iwm.

Dookhyada Taageerada

Diiwaangalinta

Codsi ayaa loobaahanyahay. Dhagsii lifaaqa hoose si aad uhesho macluumaad kusaabsan diiwaangalinta.
Oonleen kucodso

Marka Loofiirsho Dookhyadayda

Dib Qaadashada Hogaanka
Maqabtaa Su'aal?

Khubaradeena ayaa kusiinaaya macluumaadka saxda ah ee aad kuhelayso dugsiga ugu fiican